-
Dalal Uganda ka furtay xarun sirdoon
Afar dal oo Afrikaan ah ayaa Uganda ka furay xarun loogu tala galay sirdoonka, halkaasoo ay ka xiriirin doonaan dagaalka ka dhanka ah kooxda fallaagada ah ee Allied Democratic Front (ADF). ADF ayaa ku dishay tiro ku dhow 700 oo qof seddexdii sano ee la soo dhaafay waqooyiga bari ee Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ee Koongo. Xarunta…