SIRDONKA.COM

WARARKA SIRDONKA ADUUNKA

  • GCHQ: Sirdoonka gabdhaha ah ee dalka UK iyo sida ay u shaqeeyaan

    Tani waa sheekada Amena tan iyo markii nay codsato boos ka mid ah barnaamijka xagaaga ee GCHQ si ay u noqoto basaas tababaran oo dalka UK ah. GCHQ waa hay’adda sirdoonka, amniga iyo internet-ka ee dalka Ingiriiska, waxaana hawshoodu tahay in ay dalka nabad gelyo ka dhigaan iyaga oo falanqeynaya, isla markaana khalkhal gelinaya xidhiidhka…

  • Xarunta sirdoonka Ingiriiska

    Xarunta sirdoonka Ingiriiska

    Meelaha Ka baxsan magaalada Milton Keynes, waqooyi galbeed ee London, waxaa ku yaalla beer lagu ilaaliyo shan wareeg oo silig ah sababtoo ah waa warshad wax soo saar oo aan caadi ahayn. Albaabka warshaddan ayaan waligeed saxaafada loo furin 85-tii sano ee la soo dhaafay. Aragtida hore ee soo gelitaanka, waxyaalaha u muuqda inay ka…

  • Sirdoonka Ingiriiska oo ka digaya shirqoollka Iran

    Sirdoonka Ingiriiska oo ka digaya shirqoollka Iran

    Hay’adda sirdoonka Ruushka ayaa mudaba ku guda jirtay howl ay ku doonaysay in ay “qalalaaso joogto ah ka abuurto waddooyinka Ingiriiska iyo Yurub”, sida uu sheegay madaxa sirdoonka Ingiriiska ee MI5. Isagoo bixinayay warbixintiisa sanadlaha ah ee khataraha ammaanka Ingiriiska, ayuu Ken McCallum wuxuu sheegay in wakiilada GRU ay fuliyeen falal ay ka mid yihiin…

  • Farsamada cajiibka ah ee sirdoonka Ukraine

    Ilo-wareedyo ay BBC-da ka soo xigatay laamaha ammaanka iyo sirdoonka Ukraine ayaa xaqiijiyey in sirdoonkooda ay qaadayaan hawlgallo ka dhan ah ciidamada Ruushka iyo saraakiisha sarsare ee ku lugta leh dagaalka “meel kasta oo ay joogaan cadawga Ukraine”. Meelahaas waxaa ka mid ah dhulka Ukraine ee ay haystaan ​​ciidamada Ruushka, dhulka gudaha Ruushka, iyo meelo…

  • Maxay tahay khatarta ay ka digeen in uu caalamku wajahayo madaxda hay’adaha sirdoonka UK iyo Mareykanka

    Maxay tahay khatarta ay ka digeen in uu caalamku wajahayo madaxda hay’adaha sirdoonka UK iyo Mareykanka

    Madaxda hay’adda sirdoonka Ingiriiska ee MI6 iyo CIA-da Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in labada dal ay si wadajir ah uga wada shaqeynayaan “si ay uga hortagaan dagaalka gardarrada ah ee Ruushka iyo Putin ay ku soo qaadeen Ukraine”. Maqaalkii ugu horreeyay ee wadajir ah, Sir Richard Moore iyo William Burns kaasi oo lagu daabacay…

  • Xog la yaab leh oo ku saabsan CIA-da Mareykanka

    Xog la yaab leh oo ku saabsan CIA-da Mareykanka

    Hay’adda Dhexe ee Sirdoonka (CIA) waxaa la aasaasay sanadkii 1947 waana hay’ad ay leedahay dowladda Mareykanka. CIA ayaa xog sirdoon ka uruurisa arrimaha caalamka iyo dalal gaar ah, taas oo lala wadaago madaxweynaha, Golaha Ammaanka Qaranka Mareykanka, iyo hay’ado kale. Xogtan sirdoon ayaa waxay gacan ka geysataa go’aannada ammaanka dalkaas. Waxaa ka mid ah la…

error: Content is protected !!